Galal gaar ah oo Geeska ku ururiyo qoraallo, faaqidaado iyo xog ku saabsan dhacdooyinka iyo mawduucyada waaweyn ee xidhiidhka la leh Geeska Afrika iyo dunida.
Aqoonsiga Somaliland
Qoraallo furfuraya qaddiyadda aqoonsiga Somaliland; taariikhdeeda, dooddeeda sharci, miisaankeeda diblumaasiyadeed, iyo isbeddellada gobolka iyo caalamka ee ku xeeran.
Arrimaha Soomaalida
Akhriso qoraallo cuddoon oo furfuraya dhacdooyinka mudnaanta leh ee markaas ka taagan dhulka Soomaalida.
Falastiin iyo Afrika
Halganka xornimadu waa waxa u weyn ee Afrika ku xidha qaddiyadda reer Falastiin; akhri qoraallo rogrogaya wejiyada mideeya Afrika iyo Falastiin.
Colaadda Suudaan
Suudaan waxa ay maraysaa colaad tusaale u ah qalalaasaha Qaaradda Afrika; halkan ka akhri qoraallo daahfaydaya waayaha dagaalka iyo dhacdooyinkiisa.