Buugga Iskudhoon ee Axmed Xisaam Miido waxa uu ka mid yahay qoraallada isku dayaya in ay fahmaan Soomaalida, iyaga oo ka gudbaya sharraxaadaha dusha sare ee inta badan lagu soo koobo qabiil, siyaasad iyo dagaal. Qoraagu waxa uu iftiiminayaa xidhiidhka ka dhexeeya hab-nololeedka, dhaqanka,…

Dimuqraadiyadda casriga ahi waxa ay ku dhisan tahay hal mabda' oo aasaasi ah, kaas oo ah: in muwaadiniintu awood u yeeshaan in ay si xor ah wax ugu kala doortaan aragtiyo kala duwan oo taabanaya noloshooda, kuna salaysan sida loo maamulayo dalkooda. Doorashadu sidaas darteed ma aha uun keliyaata…

“Illaahayoow dadkayga sidayda ka dhig ama sidooda iga dhig.”
“Haddii aad rabto inaad ogaato dabeecadda dhabta ah ee qofka, awood badan sii.” Hadal nuxur ahaan sidaa u dhigan ayaa laga hayay Abraham Lincoln oo ahaa madaxweynihii 16aad ee Maraykanka, oo xilka hayay intii u dhexaysay 1861 ilaa 1865.…

Turjumaaddani waa qayb ka mid ah hordhaca uu Bare sare Robert W. McChesney ka bixiyey buugga Noam Chomasky ee “Dhiigmiirad: Liberaaliyadda Casriga ah iyo Nidaamka Caalamiga ah”, waxaanu ku iftiiminayaa dhabnimada Liberaaliyadda Casriga ah.…

Dumarku waa laf-dhabarta bulshada. Iyaga ayaa dhisa, barbaariya, oo kobciya jiilka soo koraya. Iyaga ayaa nolosha qoyska iyo bulshada u ah saldhig, isla markaana door weyn ka qaata nabadda, waxbarashada, iyo dhaqaalaha. Si kastaba ha ahaatee, marka ay timaado siyaasadda, waxa jirta dood soo…